Waqooyiga Ameerika
()

(juqr.) Waqooyiga Ameerika (Af-Ingiriis: North America; Af-Carabi: أمريكا الشمالية) waa qaarada shanaad ee ugu wayn deegaanda dhulka. Qaaradani waxaa ku yaala sadex wadan oo kali ah, kuwaasi oo kala ah: Kanada, Mareykanka, Meksiko.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh Waqooyiga Ameerika

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg